18 Dec 2025 (Puntlandes.com) MD Axmed Madoobe oo khudbad ka jeediyey furitaanka shirwaynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya aya asheegay in maanta ay Soomaaliya ubaahan tahay in laga samatabixiyo madaxweyne Xasan Sheekh.
MD Axmed Madoobe “Maanta Soomaaliya waxay ubaahan tahay Samatabixin, MD Xasanoow waxaad shalay diidanayd maanta lagaa yeeli maayo”

Leave a Reply